Celebrating International Mother Earth Day: Honoring Our Planet and Future Generations

As we come together to celebrate International Mother Earth Day, the Center for Research and Youth Development reflects on the profound significance of this occasion. This year’s theme, “Plastics vs Planet,” serves as a poignant reminder of the delicate balance between human activity and environmental sustainability.

At the heart of this celebration lies a deep appreciation for the Earth’s environment, which sustains all life forms. From the air we breathe to the water we drink, and the habitats that nurture countless species, including our own, the environment is the very bedrock of existence. It provides vital resources and ecosystem services that support biodiversity, regulate climate, and maintain ecological harmony.

Yet, despite the myriad benefits bestowed upon us by the environment, human actions continue to pose a grave threat to its well-being. The relentless pursuit of industrial and technological progress often comes at the expense of nature, leading to overexploitation of natural resources and environmental degradation. The consequences are dire, with rising temperatures, escalating species extinction rates, rampant pollution, deforestation, and other ecological crises plaguing our planet.

Somalia, in particular, faces significant environmental challenges. With approximately 80% of its population relying on agriculture and pastoralism for their livelihoods, the country is vulnerable to climate change impacts such as droughts and desertification. According to recent statistics, Somalia’s forest cover has decreased by over 80% in the past three decades, exacerbating soil erosion and biodiversity loss.

In response to these challenges, the Somali government has taken notable steps to address environmental degradation and promote sustainable development. Recent initiatives include the adoption of a National Environment Policy aimed at conserving natural resources and mitigating climate change impacts. Additionally, efforts to strengthen environmental governance and raise public awareness about the importance of conservation are underway.

As we mark this International Mother Earth Day, it is imperative that we recognize our collective responsibility to protect and preserve our precious planet for future generations. The Center for Research and Youth Development stands committed to promoting environmental awareness and advocating for sustainable practices that safeguard our Earth’s health and vitality.

Together, let us honor our Mother Earth and pledge to be stewards of her bounty, ensuring a brighter, greener future for all. Happy International Mother Earth Day!

[Center for Research and Youth Development]

 

Maalinta Aduunka ee Dhulka :badbaadinta Deegaanka waa badbaainta Jiilka Dambe

Aduunka waxa uu dabaaldagayaa maalinka Dhulka (Earth Day), Xarunta CRYD waxa u dabaal dageysaa maalinka munaasabadaan. Halkudhiga sanadakaan waa ‘’Bacaha/caaga vs Dhulka waxa ee u tahay xasuusin sida loogu baahanyahay in aan yareyno ficilida waxyeelada u keeni karo jiritaanka deegaanka ku haboon in lagu noolaado.

Waa in aan ka warqabnaa muhiimadda ee leeyahay deegaanka dhulka kaasoo oo ee ku tiirsanyihiin noolaha dhammaantood. Hawada aan ku neefsano ka bilaab illaa biyaha aan cabno ,iyo noolayaasha ku nool aan al soo koobi Karin oo aan annagu baniaadamka ah ka midnahay ,badbaadinta deegaanku waxa uu muhiim u yahay jiritaankeena anaga oo ka helna nidaam caawiya noolaha ku nool ,habeeya ama isku dheelatira cimilada,isla markaana ilaaliya wada noolaanshaha deegaanka.

Haddana, in kasta oo ay jiraan faa’idooyinka tirade badan ee uu ina siiyo deegaanka ,ficilada bini’aadmigu waxay sii wadaan inay khatar weyn ku yihiin wanaagiisa.

Kororka Warshadaha iyo tiknoolajiyada ayaa kamid ah sababaha keeno in si xad dhaaf ah looga faa’ideysto kharyaadka dabiicaga ah iyo xaalufinta deegaanka. Arimahaan Cawaaqibta ka dhalan karta waa mid waxyeelo aad u daran ka dhalan karta , sida heerkul sare ,korarka dabar goynta noocyada noolayaal kala duwan ,wasakhowga baahsan ee hawada, xaalufinta dhirta iyo dhibaatooyinka kale ee deegaanka ee ku habsaday meeraheena Dhulka.

Soomaaliya ,gaare ahaan waxa ee wajaheysaa caqabado dhinaca deegaanka ah. Ku dhawaad 80% dadka soomaaliyeed waxa ee noloshoodu ku tiirsan tahay beeraha iyo xoola dhaqashada . Dalka soomaaliya waxa uu u nugulyahay saamaynta isbedalka cimilada sida abaaraha iyo nabaad guurka oo sababa dhulka inuu noqdo sida saxaraha.

Marka loo eego tirakoobyadii dhawaan la suubiyay ,waxaa hoos u dhacay kaymaha Soomaaliya in ka bada 80% soddonkii sano ee la soo dhaafay,taas oo uga sii dartay nabaad-guurka ciidda iyo luminta noolaha.

Waxaa xusid mudan in Dowladda Soomaaliyeed ee qaaday talaabooyin muuqdo oo wax looga qabanayo xaalufka deegaanka iyo in la tiigsado horumar waara. Dhawaan waxaa la ansixiyay Siyaasadda Deegaanka ee qaranka iyada oo ujeedada laga leeyahay tahay ilaalinta kheyraadka dabiiciga ah iyo yareynta saameynta isbeddelka cimilida. Intaa waxaa dheer dadaala kale oo  lagu xoojinayo maamulka deegaanka iyo kor u qaadista wacyiga dadwaynaha si loo baro muhiimadda ilaalinta deegaanka.

Waxaa lama huraan ah inaan aqoonsanno mas’uuliyadda wadajirka ah ee naga saran u ilaalinta meeraheena qaaliga ah si jiilahsa soo socda ugu noolaadaan.xarunta cilmi-baarista iyo Horumarinta Dhallinyarada waxay u taagan tahay inay kor u qaaddo wacyiga ilaalinta  deegaanka iyo u doodista dhowrista deegaanka . si wadajir ah aan u ilaalino Deegaankayna .

 

Leave a Comment

Your email address will not be published.

Scroll to Top