As the world commemorates International Labour Day, it is imperative to highlight the profound employment challenges faced by Somali youth. With nearly 70% of Somalia’s population below the age of 30 and an alarming youth unemployment rate of 67%, as reported by the World Bank, the urgency of tackling this issue cannot be overstated. The consequences of such high unemployment extend beyond individual hardships, affecting the broader societal fabric and hindering the nation’s economic progress through increased social unrest and crime.
Key Strategies to Mitigate Youth Unemployment in Somalia
To address these challenges, a multifaceted approach is essential. The following strategies are crucial for making significant progress in ameliorating youth employment issues in Somalia:
- Education and Skills Training: There is an urgent need to enhance access to quality education and vocational training that is aligned with market demands. This alignment is vital for equipping the youth with relevant and sought-after skills, preparing them effectively for the job market.
- Promoting Entrepreneurship: Encouraging entrepreneurship can provide a viable alternative to traditional employment paths. Through mentorship programs, accessible financing, and comprehensive business support services, young Somalis can be empowered to create new opportunities and drive economic growth.
- Enhancing the Business Environment: Streamlining regulatory frameworks and fostering an innovative business climate are essential for stimulating business expansion. Supporting small and medium-sized enterprises is crucial, as these are often the main sources of job creation and investment.
- Strengthening Public-Private Partnerships: Effective collaboration between the public sector, private companies, and NGOs can facilitate shared investments in training and infrastructure that are vital for supporting youth employment.
- Implementing Job Creation Programs: Government-led initiatives that focus on sectors like agriculture, manufacturing, and services can significantly reduce youth unemployment. Such programs can also incentivize businesses to hire young people through tax benefits or subsidies.
- Leveraging the Somali Diaspora: The Somali diaspora possesses a wealth of resources, knowledge, and networks that can be pivotal in addressing the youth employment challenge. Connecting diaspora expertise and capital with local youth initiatives can foster new business opportunities and facilitate skill transfer.
- Expanding Access to Technology: By increasing access to the internet and digital tools, young people in Somalia can gain essential digital skills and access global employment opportunities in the digital economy.
- Enhancing Social Protection: Strengthening social protection mechanisms is vital for providing a safety net for vulnerable youth and their families. This helps mitigate poverty and prevent social exclusion, thereby contributing to a more resilient society.
Conclusion: A Call to Action on Labour Day
This International Labour Day, let us reaffirm our commitment to resolving the critical issue of youth unemployment in Somalia. By investing in educational enhancements, promoting entrepreneurial ventures, refining the business landscape, and fortifying social protections, we lay the groundwork for a more inclusive and prosperous Somali society. Together, we must unite in these endeavors to ensure a brighter, more secure future for Somali youth, harnessing their potential as the driving force for national development.
Sidee wax looga qaban karaa caqabadaha shaqo la’aanta dhalinyarada soomaaliyeed – maalinta shaqaalaha adduunka
Maanta waxaa dunida laga xusayaa maalinta shaqaalaha aduunka, xarunta CRYD waxa ee maqaalkaan ku ifineysaa caqabadaha shaqo ee baaxada leh ee haysta dhalinyarada Soomaaliyeed. Iyadoo ku dhawaad 70% dadka Soomaaliyeed ay da’doodu ka hooseyso 30 sano jir ayaa waxaa lagu qiyaasaa shaqo la’aanta dhalinyarada 67%, sida lagu daabacay warbixin ee soo saartay Bankiga Adduunka, sidaa awgeed waxaa lama huraan ah in si degdega ah wax looga qabto arrintaan. shaqo la’aantan sareeysa kaliya kuma aha caqabad dhalinyarada ee waxa ee saameyneysa qaab dhismeedka guud ee bulshada waxayna caqabad ku tahay horumarka dhaqaalaha qaranka soomaaliyeed iyada oo sababi karta in ee soo kordhiso xasillooni darro iyo fal dambiyeedyo saameysa bulshada guud ahaan
maxey yihiin Talaabooyinka muhiimka ah ee lagu yareyn karo Shaqo la’aanta Dhallinyarada Soomaaliyeed?
Si caqabadaha shaqo la’aanta wax looga qabto, waa in la hirgaliyaa xeelado(strategies) dhinacyo badan taabanaayo ayaa lagama maarmaan ah. Xeeladaha soo socda ayaa muhiim u ah in horumar la taaban karo laga gaaro arrimaha shaqo abuurka dhalinyarada ee Soomaaliya:
- Waxbarashada iyo tababarka Xirfadaha: Waxaa si degdeg ah loogu baahan yahay in kor loo qaado helitaanka waxbarasho tayo leh iyo tababar xirfadeed. si loogu diyaariyo suuqa shaqada waxaa muhiim ah in ee isla jaanqaadaan xirfadaha la baro dhalinyarada iyo baahida suuqa.
- Kobcinta hal-abuurka ganacsiga: Dhiirigelinta hal-abuurka ganacsigu waxa ay keeni kartaa is beddel dhanka togan ah iyo fursado cusub oo shaqo . si dhalinyada soomaaliyeed ugu qayb qaataan kobaca dhaqaale ee wadanka iyo abuurista fursdaha,waa in ee helaan dhalinyarada barnaamijyo lagu tababaraayo, loona abuuraa fursado maalgelin oo si fudud ee ku heli karaan, iyo adeegyo taageero ganacsiga oo dhameystiran.
- fududeynta sharciyada iyo deegaanka Ganacsiga: Hagaajinta qaab-dhismeedka sharciyeed ee ogolaanaaya kobcinta jawi ganacsi oo cusub ayaa lama huraan u ah balaarinta ganacsiga. Waa in la taageeraa ganacsiga yaryar iyo kuwa dhexdhexaadka ah maadaama ee yihiin lama huraan shaqo abuurka iyo maalgalinta.
- Xoojinta Iskaashiga Dawlada iyo ganacsiga Gaarka Loo Leeyahay: Wadashaqeyn wax ku ool ah oo dhexmarta dowlada, shirkadaha gaarka loo leeyahay, iyo NGO-yadu waxay fududayn kartaa maalgashiga la wadaago ee tababarada iyo kaabayaasha muhiimka u ah taageeridda shaqo abuurka dhalinyarada.
- Hirgelinta Barnaamijyada Shaqo Abuurka: Hindisahaan waa in dowladda ayada oo kaashaneysaa meelaha ee taageerada ka eheli karto ee diiradda ku saartaa sida wax soo saarka beeraha, dhaqashada xoolaha, iyo kaluumeysiga,hadii lagu suubiyo maalgalin buuxda waxay si weyn u dhimi karaan shaqo la’aanta dhallinyarada. Barnaamijyada noocan oo kale ah waxay sidoo kale dowladda waxa ee ku dhiirigelin karaan ganacsiyada inay shaqaaleeyaan dhalinyarada iyaga oo la siinaayo kaalmooyin ama in laga dhaafo ama la yareeyo canshuurta ku waajibtay ganacsiyadaas.
- Ka faa’iidaysiga Qurba-joogta Soomaaliyeed: Qurba-joogta Soomaaliyeed waxay leeyihiin hanti, aqoon, iyo isku-xirnaan badan oo laf-dhabar u noqon karta wax ka qabashada caqabadaha shaqo yaraan ee dhallinyarada. Isku xirka khibrada qurbajoogta iyo raasamaal iyo hindisaha shaqa abuurka dhalinyarada waxay kobcin kartaa fursado ganacsi oo cusub waxayna fududayn kartaa in ee qurba joogta ee baraan xirfadahooda dhalinyarada ku sugan wadanka gudihiisa.
- Balaarinta Helitaanka Tignoolajiyada: Marka la kordhiyo helitaanka internet-ka iyo aaladaha dhijitaalka ah, da’yarta Soomaaliya waxay heli karaan xirfado dhijitaal ah oo lagama maarmaan ah iyo inay helaan fursado shaqo oo caalami ah oo la xiriia dhaqaalaha dhijitaalka ah ayaga oo ku sugan wadanka gudihiisa.
- Kobcinta Ilaalinta Bulshada: Xoojinta hababka ilaalinta bulshada ayaa muhiim u ah si ee u helaan baahiyahooda lagama maarmaanka ah dhalinyarada nugul iyo qoysaskooda. Tani waxay gacan ka geysaneysaa yareynta faqriga iyo in ee la kulmaan dhalinyarida faquuq ka saarista bulshada, taas oo wax ku biirineysa in bulshada noqoto mid adkeysi badan.
Gabagabo: baaqa CRYD ee wax qabad ee ku aadan Maalinta Shaqaalaha
Maalintan caalamiga ah ee shaqaalaha, aan dib u xaqiijino sida ay nooga go’an tahay xalinta arrinta muhiimka ah ee shaqo la’aanta dhalinyarada Soomaaliyeed. Annaga oo maalgelinayna kobcinta waxbarashada, horumarinta hal-abuurka ganacsiga, hagaajinta shuruucda ganacsiga, iyo xoojinta ilaalinta bulshada, hadii aan intaas fulino waxaan aasaaska u dhigaynaa bulsho Soomaaliyeed oo loo dhan yahay oo barwaaqo ah. Si wadajir ah, waa inaan ugu midownaa dadaalladan si aan u xaqiijinno in ay helaan dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbal ifaya, ammaan badan , anagoo ka faa’iideysanayna awooddooda oo ah awoodda horseedda in la gaaro horumarka qaranka.